Qofka naafada ah iyo ururada u shaqeeya dadka naafada ah waxay heli karaan lacag ujeedooyin kala duwan.
Wax badan ka sii akhri websaydka hjarnfondenSii akhri
Read More
Haddii aad naafo tahay, waxaa laga yaabaa inaad u baahato gargaar. Gargaarku waxa uu noqon karaa shay horumariya ama magdhow u ah hawl ama karti. Waxa kale oo ay ka hortagi kartaa naafonimada ama waxay ilaalin kartaa shaqada.
Faahfaahin dheeraad ah ka sii akhri bogga gobolka SkåneSii akhri
Read More
Halkan waxa aad ka heli doontaa macluumaad ku saabsan sida daryeelka caafimaadku u shaqeeyo, khidmadaha bukaanka iyo xeerarka iyo xuquuqaha kuu yaal bukaan ahaan ama qaraabo ahaan.
Wax badan ka sii akhri websaydka hjarnfondenSii akhri
Read More
Dugsiga iyo barbaarinta ayaa mas’uul ka ah inay dhammaan ardayda siiyaan taageerada ay u baahan yihiin si ay u horumariyaan iyadoo lagu saleynayo xaaladahooda. Waxa kale oo jira qaabab dugsi oo gaar ah oo ku habboon ardayda naafada ah.
Faahfaahin dheeraad ah ka sii akhri bogga gobolka SkåneSii akhri
Wax badan ka sii akhri bogga Autism SverigeSii akhri
Read More