
Stadens evenemangskalender
Jadwalka dhacdooyinka magaalada
Ma rabtaa inaad hesho tabo ku saabsan waxa Helsingborg ka socda? Jadwalka dhacdooyinkayaga waxaad ku arki kartaa waxa dhacaya maalinba maalinta ka dambaysa laakiin sidoo kale waxaad ku baadhaysaa taariikhda iyo qaybaha/aagagga.



