Qayb muhiim ah oo ka mid ah shaqada SRF Skåne waa u doodista danaha dadka aragga naafada ka ah.
Annaga oo saameyn ku yeelanayna siyaasiyiinta iyo go’aan-qaadayaasha kale, waxaan hiigsaneynaa inaan abuurno bulsho la heli karo oo dadka aragga naafada ka ah ay si buuxda uga qaybqaadan karaan oo ay ula noolaan karaan si siman dadka kale.