Dugsiga iyo barbaarinta ayaa mas’uul ka ah inay ardayda oo dhan siiyaan taageerada ay u baahan yihiin si ay u horumariyaan iyadoo loo eegayo xaaladahooda gaarka ah. Waxa kale oo jira foomam dugsi oo gaar ah oo ku habboon ardayda baahiyaha gaarka ah qaba