IFS Skåne waxay u taagan tahay ururka xiisaha ee Schizophrenia iyo cilmi nafsiga la midka ah. Ururka degmadeena waxa uu ka kooban yahay sadex jaaliyado oo ku yaala gobolka Skåne.
Ma la yaabanahay waa maxay Schizophrenia? Ma waxaad tahay qof qaraabo la ah qof ay saamaysay ama adiga laftaadu saamaysay? Ma doonaysaa in aad la kulanto dadka kale ee isku xaalada ah mise waxa aad doonaysaa in aad gacan ka geysato saamayn ku yeelashada xaalada dadka ay saamaysay bulshada dhexdeeda? Markaa waxaad timid meeshii saxda ahayd.