Spes waxa kale oo ay hawlo dhalinyaradu ku leedahay meelo kala duwan oo dalka ah.
Facebook-ga, waxaan ku leenahay koox xiran oo ay badbaadayaashu isku taageeri karaan deegaan nabdoon.
Xubnahayagu waxay helayaan majaladdayada i iloobin-ma aha afar jeer sannadkii.
Spes waxaa la aas aasay 1987 ilaa iyo markaas waxaan ku soo bandhignay arrimaha isdilka ee warbaahinta waxaana ku wargelinay siyaasiyiinta iyo dadka go’aan ka gaarista sida looga hortagi karo isdilka.