Kala duwanaanshaha iyo sinnaanta
Waxaan rabnaa in bulshada lagu garto kala duwanaansho iyo ixtiraamka qiimaha siman ee dhammaan shakhsiyaadka. Shaqadeenu waxay ku salaysan tahay Axdiga Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Dadka Naafada ah iyo Ajendaha 2030.
Ururka RTP waa urur xuquuqaha madaniga ah oo madax banaan siyaasad ahaan una shaqeeya bulsho caalami ah. Soo gaabinta RTP waxay u taagan tahay Dhaqan-celinta, Helitaanka, Saamaynta, saddexdan kelmadood waxay ka dhigan yihiin udub-dhexaadka hawlaheenna, ujeeddaduna tahay in qof walba uu xaq u yeesho baxnaanin wanaagsan, deegaan la heli karo, iyo fursad uu ku saameynayo xaaladdiisa nololeed.
Website: Personskadeförbundet RTP
Accessibility Tools