Ma leedahay qaraabo ama qof aad jeceshahay oo u baahan gargaar, laakiin ay kugu adag tahay inaad maareyso ama aad waqti u hesho inaad naftaada masruufto? Caawinaad waa la heli karaa Magaaladu waxay siisaa noocyo kala duwan oo taageero ah qaraabada kuwa kuu dhow.