Shakhsiyaadka qaba baahiyaha gaarka ah waxa laga yaabaa inay u baahdaan qalab caawimo si ay ugu fududeeyaan nolol maalmeedkooda. Aalad caawimo ahi waxa ay noqon kartaa qalab farsamo ama qalab loo isticmaalo in lagu wanajiyo ama lagu magdhabo shaqada luntay ama xaddidan. Qalabka caawimada sidoo kale waxaa loo isticmaali karaa ka hortag ama si loo sii wado shaqada jirta.